Muuqaalo Videos

Waxaan soo saarnay muuqaalo ku saabsan mowduucyo kala duwan si aan u taageerno bulshooyinkeenaa.
  • Muuqaalada caafimaadka ee bulshooyinka qowmiyadaha | Health videos for ethnic communities

    Fiidiyowyadeena caafimaadka ee la sawiro waxay ka hadlaan mowduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan Cudurka Jadeecada, Qaamo-qashiirta iyo Jadeeco jarmalk

    Ka daawo muuqaalka halkaan
  • Xaaladdaha degdeg ah ayaa dhici kara waqti walba, meelwalba | Emergencies can happen anytime, anywhere

    Wasaradda Qowmiyadda Bulshooyinka iyo Wakaaladda Maareynta Xaaladda Degdeg ah ee Qaranka waxay si wada jir ah uga shaqayeen inay abuuraan fiidiyowdaan

    Ka daawo muuqaalka halkaan

Last modified: