Yaanu nahayWho we are
Nagu saabsan | About us
Wasaaradda Bulshooyinka Qowmiyadaha waa lataliyaha ugu sarreeya ee dowladda ee kala duwanaanshaha qowmiyadeed iyo ka mid noqoshada bulshada New Zealan
Wax badan ka ogowBulshooyinkeena | Our communities
Bulshooyinka Aotearoa New Zealand waa koox aad u kala duwan, oo ka dhigan in ka badan 200 oo qowmiyadood waxayna ku hadlaan in ka badan 160 luqadood.
Wax badan ka ogowMaalgelinta | Funding
ECDF waxay leedahay $4.2 milyan sanadkii diyaar u ah mashaariicda bulshada. Waa inay la jaanqaadaan qorshayaasha istiraatijiyadeed ee Wasaaradda si ay
Wax badan ka ogow
Faragelinta DibaddaForeign interference
Faragelin dibadda ah ee New Zealand | Foreign interference in New Zealand
Faragelinta shisheeye waa marka dawladaha shisheeye ay isku dayaan inay farageliyaan New Zealand si ay u gaaraan ujeedooyinkooda. Sidee faragelinta shiisheeye ugu dhici kartaa Beelaha Qowmiyada?
Wax badan ka ogowSida loo soo sheego faragelinta shiisheeye | How to report foreign interference
Bulshooyinka Qowmiyadaha New Zealand maaha inay u dulqaataan faragelinta shisheeye. Waxaad ka warbixin kartaa faragelinta shiisheeye adigoo isticmaalaya doorashooyinka hoose.
Wax badan ka ogowJoogteynta badqabka onlaynka internet-ka | Keeping safe online
Raadi macluumaad kaa caawiya inaad fahamto tallaabooyinka aad qaadayso si aad naftaada ugu dhigto badqab qab onlaynka.
Wax badan ka ogowIlaalinta ururkaada si nabadgelyo ah internet-ka | Keeping your organisation safe online
Raadi macluumaad kaa caawiya inaad fahamto tallaabooyinka aad qaadayso si aad naftaada ammaan u ahaato onlaynka.
Wax badan ka ogowTusaalooyinka faragelinta shisheeye | Examples of foreign interference
Waa kuwan tusaalayaal faragelin shisheeya ah oo ay la kulmeen Bulshooyinka Qowmiyadaha. Tusaalooyinkani waxay ku saleysan yihiin waayo-aragnimada ay Beelaha Qowmiyadaha la wadaageen Wasaaradda Beelaha Qowmiyadaha.
Wax badan ka ogowDaraasaddaha Adeega Ammaanka Nabadsugidda New Zealand | Case studies from New Zealand Security Intelligence Service
Kiisaskani waxay ka yimaaddeen Deegaanka Khatarta Amniga e New Zealand Adeegga Sirdoonka nabadsugidda New Zealand.
Wax badan ka ogowDowladdu waxay beddelaysaa sharciga si ay New Zealand uga ilaaliso faragelinta shisheeye | The Government is changing the law to protect New Zealand from foreign interference
Waxaad fikradaada ka dhiiban kartaa isbedelkan. Macluumaadka hoose ayaa sharxaya waxa ay dowladdu qabato iyo sida aad uga qayb qaadan karto.
Wax badan ka ogow
Macluumaadka iyo adeegyada dowladdaGovernment information and services
Taageerada luuqada markii aad soo waceysid adeegyada dowladda | Language support when calling govern
Haddii aad soo waceysid hay'ada dowladda oo aad u baahantahay caawin luuqad, weydiiso turjubaan. Ka ogow wax badan oo ku saabsan adeegaan oo dajiso bu
Wax badan ka ogowMuuqaaloVideos
Xaaladdaha degdeg ah ayaa dhici kara waqti walba, meelwalba | Emergencies can happen anytime, anywhere
Wasaradda Qowmiyadda Bulshooyinka iyo Wakaaladda Maareynta Xaaladda Degdeg ah ee Qaranka waxay si wada jir ah uga shaqayeen inay abuuraan fiidiyowdaan taxanaha ah, Sidaa darteed bulshooyinkeena waa inay ogaadaan waxa la sameeynayo si loogu diyaargaroobo m
Ka daawo muuqaalka halkaanMuuqaalada caafimaadka ee bulshooyinka qowmiyadaha | Health videos for ethnic communities
Fiidiyowyadeena caafimaadka ee la sawiro waxay ka hadlaan mowduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan Cudurka Jadeecada, Qaamo-qashiirta iyo Jadeeco jarmalka, caafimaadka maskaxda, sonkorowga iyo cudurada wadnaha.
Ka daawo muuqaalka halkaanMaalgelinta Hormarinta Qowmiyada Bulshada | Ethnic Communities Development Fund
Daawo muuqaalkan sida loo codsado maalgelin.
Wax badan ka ogow
